Nin ka Noolaa Qowmiyad dhan oo u geeriyooday iyo Warbaahinta oo hadal heysa (Sawirro)

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa Nin u dhashay dalka Brazil kana soo jeeday qowmiyada dabar goday ee Juma , ninkan ayaana u geeriyooday cudurka safmarka ah ee kaa Covid-19. Aruka oo da’diisu lagu qiyaasay inta u dhexaysay 86 ilaa 90 jir ayaa ka noolaa qowmiyad dhan horraantii qarnigii 20-aad ka koobnayd kumannaan … Continue reading Nin ka Noolaa Qowmiyad dhan oo u geeriyooday iyo Warbaahinta oo hadal heysa (Sawirro)